VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

ma kuu dhacay warkaygiyo ma ka dharagtay sheekada sidan kuugu kala dhigay erayadan ka soo guray jacaylkii i biyo dhigay aiga dhab u hantiyey dhami waaxyahaygoo mar hadaanay dhuuxiyo wadnaha dhiiga habaya laanta dhaqaaqeyne inta nilsha ii dhiman dhinac kale ma dayayee adiguna i dhowr ayaaney ila dhis caashaqa dhamac weeyi caashaqu ruuxa daama u dhawaaca dhankii aad ka oloshaba ka dhayayni boogaha ileyn waad u dhimita adaa nolosha dhadhamiyo u sameeyay dheeho inta duarka dheertahay qayrkay dhaafo waxa tahay mid igu dhigan inta nilsha ii dhiman dhinac kale ma dayayee adiguna i dhowr ayaaney ila dhis caashaqa
Queue is empty
-- / --