VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baga baga - Lyrics

barashada dareenka bilawday adaa beerayoo bogacaashaq boqolkiiba boqoal barodhaafay ku barbaarshay boosna kuyeeshay isbilnoo hadeer isbogsiinay dhugashada midkeenba mid baanay bilkastana xuskiisa ku baaqnay baga baga jacal wada beernay baga baga bishaaro ku dhawrnay baga baga nuurkii ubahawnay baga baga bartaana ku hasynay qof bashaasha gaari bidhaansan bishmeheedu weed baran beedhsan iyo biqorad diin ku barbaartay basharkuna bogaadinayo baad tehee badh kamida naftayda ku beran iyo baari ruuxdani ubaahan ku banaan bilaahi adaa ah
Queue is empty
-- / --