VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bartii dhaaf - Lyrics

bartii dhaaf jaceylkii wadnuhuuba biyo dhigay bohol yowna igu badey indhihii way basaaseen dartaabay buseeleen basaaseen buseeleen aragaaga ubaahdeen bishii dhalataay beeshaad beegsataa ku balaadhatoo waan ku baafiyaa baaxad dagaa baahidaa kalgacal la beer qaadmayaa dartaa maankuba kalgacalkii qalbiguuba beegsadey xisihiina buurnoqoy xubnihii way bukodeen baaqaagii ku daaleen ku daaleen baaqaagii baadidoon ku xiiqeen bishii dhalataay beeshaad beegsataa ku balaadhatoo waan ku baafiyaa baaxad dagaa baahidaa kalgacal la beer qaadmayaa dartaa bishii dhalataay beeshaad beegsataa ku balaadhatoo waan ku baafiyaa baaxad dagaa baahidaa kalgacal la beer qaadmayaa dartaa
Queue is empty
-- / --