VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqol dhaan - Lyrics

Boqoradii jigjigiyo Quruxdii booramaay Bilicdii hargeysiyo Xidigtii berberaay Gobtii buuhoodliyo Gaaridii burcooy Boqoradii jigjigiyo Quruxdii booramaay Bilicdii hargeysiyo Xidigtii berberaay Gobtii buuhoodliyo Gaaridii burcooy Baxsantii sooliyo Basradii sanaageeey Burkii badhaniyo Dheemantii bariyeey Xulkii boosaaso iyo Bilcantii nugaalleey Xulkii xulkii boosaaso iyo Bilcantii nuugaaleey Baxsantii sooliyo Basradii sanaageeey Burkii badhaniyo Dheemantii bariyeey Xulkii boosaaso iyo Bilcantii nugaalleey Xulkii xulkii boosaaso iyo Bilcantii nuugaaleey Burjiga dumarkiyo Madaxa bilistaay Boqol dhaantooy Adaa adaa ku barbaaray Dhulkeeni bilnaaye Barwaaqadu taaley Burjiga dumarkiyo Madaxa bilistaay Boqol dhaantooy Adaa adaa ku barbaaray Dhulkeeni bilnaaye Barwaaqadu taaley Bureeqada jabuutiyo Xariirtii banaadireey Baxnaanadii gaarisiyo Luulka baydhabaay Bilayskii baladweyniyo Dahabkii Baraawaay Bureeqada jabuutiyo Xariirtii banaadireey Baxnaanadii gaarisiyo Luulka baydhabaay Bilayskii baladweyniyo Dahabkii Baraawaay Qalanjadii Bu'aaliyo Nasabkii Baardheeraay Barigii Kismaayiyo Beerluladii jiribeey Bilkhayrtii cadaadiyo Qurayshtii baladkaay Bilkhayrtii cadaadiyo Qurashytii baladkaay Qalanjadii Bu'aaliyo Nasabkii Baardheeraay Barigii Kismaayiyo Beerluladii jiribeey Bilkhayrtii cadaadiyo Qurayshtii baladkaay Bilkhayrtii cadaadiyo Qurashytii baladkaay
Queue is empty
-- / --