VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cabasho - Lyrics

Caku barashadaadii Cugashiyo dareenkii Caashaqii ikaa baray Cindigayga kama bixin Hayeeshee cabashadayda Caawa kuu cabirayaa Igu cuslaa caashaqaagii Caqligaagu miyuu ku siiyey Dhaqaaqaa galab carowdee Carro kale cagaha saartee Kashii aan kugu casuumay Cidlada intaad ku tuurtay Codkaagii maxaan u waayey Caju calmashaadaadii Curuqiyo laxaadkii Laabtayda kugu xulay Cisho qudha kama dinl Ogsoonow ciilkiyo lurkaaga La cataabayaaye Igu cuslaa caashaqaagii Caqligaagu miyuu ku siiyey Dhaqaaqaad daba carowday Carro kale cagaha saartay Kashi aan kugu casuumay Cidlada intaad ku tuurtay Codkaagii maxaan u waayey
Queue is empty
-- / --