VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cabasho - Lyrics

caku barshadaadiyee cugashiyo dareenkii caashaqii ikaa baray cindigayga kama bixin hayeeshee cabashadaydaa caawa kuu cabirayaaye igu cuslaa caashaqaagii caqligaagu miyuu kusiiyey dhaqaaqaad galab carowday carro kale cagaha saartay kashkii aan kugu casuumay cidlo intaad ku tuurtay codkaagii maxaan uwaayey caku calmashadaadii curuqdiyo laxaadkii laabtayda kuu curay cisho qudha kama ladin ogsoonow ciilkiyo lurkaa la cataabayaayeee igu cuslaa caashaqaagii igu cuslaa way cashaqagii caqligaagu miyuu ku siiyey dhaqaaqaad galab carowday carro kale cagaha saartay kashii aan kugu casuumay cidlo intaad ku tuurtay codkaagii maxan uwaayey
Queue is empty
-- / --