VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Firaashka - Lyrics

Codkaagiyo sowtka wacan Hadaanan ku seexan bilan Sardhaba anigon ka bogan Waxan ahay ruux ka sasan Hurdiyo jiifoo silsilan x2 Matihid ruux hadal sirgaxan Wanaag iyo samo ka maran Saluug iyo dayro badan Sagsaag iyo been ku falan Santaag iyo kibir ma baran X2 Qofaan kula simo madhalan Anoon sawir kaaga dhugan Firaashka masaaro dhaban X2 Adaa saxarlaay kal xalan Cindiga xumo iigu sidin Sifaha dumar iiga xulan Sumada dhaqan keena Huwan sidii dayax nura Shidan x2 Sirteenu namiim kadadan Naftaaduna ii sakhiran Naftayduna kuu sasaban Kashaydu dartaa usaran Kashadana cashaq suran X2 Qofaan kula simo madhalan Anoon sawir kaaga dhugan Firaashka masaaro dhaban X2
Queue is empty
-- / --