VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaro - Lyrics

naftaydaay guhaadiyo gafkiyo geedaha qraar waliBa uurkaaga gubayaa waxaad qabto ducasho iyo ciil adoon gardarada jeclayn xumaana u geysanayn ruux oo aad gacal tahay dad jecel haday kula doodayaan ugaro aadmiga barbaar gedaa dhaqankodu yahay inaad aar goosatiyo ilow gocashada samir gaashan ka dhigo talada guullaha udaa naftaydaay gabood falkiyo falaadhaha kugu gin giman weliba jiidhkaaga galay ee aad qabto gocasho adoon godobkaa aadmi falin xumana ugeysan ruux oo aad tahay gacal dad jecel hadey kula doodayaan ugaro aAD MIGA bar baar gedaa dhaqankoodu yahay inaad aar goosatiyo ilow gocoshadaa ilow samir gaashaan ka dhigo talada guulaha udaa
Queue is empty
-- / --