VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku - Lyrics

haday daacadi hungowday damacu uu ka anbaday xaqiiqda jacaylku ha isdaba wareego doraad aniga ku rabay shalayto adaa i diiday maantana aniga ku dayrshay midkeena dayaciyo keena daryeela dunidaa arkaysee duhurkiina adigu hay habeenkiina aniga ii daa hadii dan lihi habsaamo rajadu dib u guratay weeyo caashaqu ha is diidanaado dadaa anigoo u heellan dantaana adigon horjoogsan hadana waxunba is doorshe
Queue is empty
-- / --