VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta karaystay nitaaqadii - Lyrics

gob iyo nasab baad tohoo waxaan kugu helay nasiib nal iibaxayaa hohoo markaan ku helaan nastoo ka rastay nitaaqadii nasiib kaygaa tohoo nus iga mida ii ahoow adaa niyadiyo qalbiga naxwaha caashaqa baree naruuriyo farax ku waraa nudaha qalbigayga iyo nuurkii indhahaygi yeey naftaad ila leedahay ku noolow nolol qurxoon fardawsaay nolol qurxoon kobciyaa nolol qurxoon
Queue is empty
-- / --