gob iyo nasab baad tohoo
waxaan kugu helay nasiib
nal iibaxayaa hohoo
markaan ku helaan nastoo
ka rastay nitaaqadii

nasiib kaygaa tohoo
nus iga mida ii ahoow
adaa niyadiyo qalbiga
naxwaha caashaqa baree
naruuriyo farax ku waraa

nudaha qalbigayga iyo
nuurkii indhahaygi yeey
naftaad ila leedahay
ku noolow nolol qurxoon
fardawsaay nolol qurxoon
kobciyaa nolol qurxoon

Exit mobile version