VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kiin - Lyrics

Inay quruxdaada tahiyo Nuurkaaga hablaha Koon keena anshaxa Sharaf kow ka ah Adaa kuligooda ka Qaaday kun jeer Kal iyo laab xaadhan Karaama xishood leh Waxaad tahay kaamil X2 Kalsooni umal karim Kusiiyay maxa kugu Keedsan xurmaan Cidi koobin libinta Lasheego kiinay Kiinay adi weeyee X2 Inay kartidaada kal- Gacal dhaba kashayda Ku beertay usoo xushay Kaamil X2 Aday kool koolsha Wanaag igu kaaba Kaaf iyo korideeda Kaligeed aan eegto X2 Kalsooni umal karim kusiiyay maxa kugu Keedsan xurmaan Cidi koobin libinta Lasheego kiinay Kiinay adi weeyee X2
Queue is empty
-- / --