VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun iyo kow jeer - Lyrics

Kolkay dhaayuhu adiga ku arkeen Ayuu kawsaday cishqigan karayuu Haduu ku hashiiyo dhib badi jiray kaa Kaa sii daran maanta kaa kuu keenay Kolkay dhaayuhu adiga ku arkeen Ayuu kawsaday cishqigan karayuu Haduu ku hashiiyo dhib badi jiray kaa Kaa sii daran maanta kaa kuu keenay Waa waxaan ku hamiyay Inaan ku helee Midaan kaligeed Haween ka xushaay Kaskiyo maankaa Ku weheshanaayee Waa waxaan ku hamiyay Inaan ku helee Midaan kaligeed Haween ka xushaay Kaskiyo maankaa Ku weheshanaayee Adaa kalgacayl Kashayda badee Miayay koonkaba Mid kuu dhiganto Ku nooshahay adaa Ku siisan karaa Adaa kalgacayl Kashayda badee Miayay koonkaba Mid kuu dhiganto Ku nooshahay adaa Ku siisan karaa Qalbigan ku rabee Dadkana kuu jecel Jeeluu ku hantoo Adiga ku heloo Kolnaba xiisuhu Ka bi,i maayee Ku soor weedhaha Koriya caashaqa Qalbigan ku rabee Dadkana kuu jecel Jeeluu ku hantoo Adiga ku heloo Kolnaba xiisuhu Ka bi,i maayee Ku soor weedhaha Koriya caashaqa Adaan kaftanleey Kun iyo kaw jeer Ku jecelahoo Qalbiga kaabaa Kaskiyo maankaa Ku weheshanaayee Adaan kaftanleey Kun iyo kaw jeer Ku jecelahoo Qalbiga kaabaa Kaskiyo maankaa Ku weheshanaayee Adaa kalgacayl Kashayda badee Miayay koonkaba Mid kuu dhiganto Ku nooshahay adaa Ku siisan karaa Adaa kalgacayl Kashayda badee Miayay koonkaba Mid kuu dhiganto Ku nooshahay adaa Ku siisan karaayee
Queue is empty
-- / --