VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan daweeya - Lyrics

Maan daweeyaay kal daryeelaay Oo dabiibaay Maan daweeyaay kal daryeelaay Oo dabiibaay Sidii dahab lumay kugu daaloo Waan ku daydayay Oo da,daadiyo dumarkoo idil Kaaga door biday Kaaga door biday Maan daweeyaay kal daryeelaay Oo dabiibaay Maan daweeyaay kal daryeelaay Oo dabiibaay Sidii dahab lumay kugu daaloo Waan ku daydayay Oo da,daadiyo dumarkoo idil Kaaga door biday Kaaga door biday Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Nal la daaroo daruuraha dadan Ka dul muuqdaay Nal la daaroo daruuraha dadan Ka dul muuqdaay Sidaa tahay doog yaa ku daawadoo Hoy dugsoon yaa kula dadab gala Oo dadaal wacan daadah kugu dhaha Daadah kugu dhaha Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Indho deeqay deeqay deeqay Dayax u eegay Aan dalxiisno daaqa huunay Aan dawaafnee Kaalay deeqaay kaalay deeqaay Kaalay deeqaay
Queue is empty
-- / --