VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mar labaad - Lyrics

maarmi waaga jaceyl maar ayaan ehelee miyirkayga jikaar marijaanka xiskuu isma keekidabeeee maseyrkaagi wacnaa murankaagii samaa mayadaadii badnayd maanku haygu dagee iibilow mar labaad iibilow mar labaad naftan meeday tidha adoo moogan yartaay mukurkaagii rabteee lameerayso beryoo maalmo beena usheeg kiisa miigan jaceyl maanta aan la darsadee qoys xalkaan rabooo umucaarad noqoo noqoo axsan meesha ka saar santaagii mudnaaa muyudaadii shidnayd igu miis kordhiyuu aankusoo maslaxee hamoogaan degmadii hamooogaan degmadi naftan meeday tidha adoo moogan yartaay mukurkaagii rabteee lameerayso beryoo maalmo beena usheeg
Queue is empty
-- / --