VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masayr - Lyrics

markaan ku helaan maqsuud galayoo naftaad mulkisaad muxubo qaadoo miyirkiyo hankaad molam satayoo marag alle anoo kaa xushay malyuun hanoqonin marlay maseer galayoo x2 hana moodin inaan kaa maar mayoo maan kaad kutaal xabibti macan x2 adaa mansab iyo milgiyo sharaf loo markaan ku arkaan muraaqoodaa maamuus jaceel mansab iyo hees adaa mudanoo mutaystay amaan x2 hanoqonin marlay maseer galayoo x2 hana moodin inaan kaa maar mayoo maan kaad kutaal xabibti macan x2
Queue is empty
-- / --