VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Udgoon badan - Lyrics

afku waa afkii aan daraad kugu amaanee sideen erey ku dhiba iyo adiyad kuugu quudhaa hadaan shaley ugaasiyo kugu idhi udgoon badan maantana udugiyo udgooney ifka noloshu waa adi isaga seega jira iyo kala oodankeena kuma wax lihi eedoo waa amar ilaahay huunooy waa amar ilaahay axdii waa midkii aan daraad wada adeecnee sideen uga ilduufaa amba qaadisteena iyo aqal wada dhiskeeneee hadaaan shaley ilmayn jiray markaan waayo aragaa maantana udugeey agjoogaa waan ku oon bixi lhaa isaga seega jira iyo kala awdankeena kumalihi wax eedoo waa amar ilaahay huunooy waa amar ilaahay
Queue is empty
-- / --