VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uguur guuro waayaha - Lyrics

naftaan laygu gaadhaay daldaloolo badaneey gacalkeed ka geediyaa nacabkeedu gudhaay galadaadu ruuxnaba cidna farax ma galisee markaad nolosha guul iyo heer yar ka gadhaba gadal socodka aadmiga dadkaa gaabis kugu rida marna gaadhi waa talo marna adigu garan waa waa gadaa aduunyee yuu guurin jaceylkuye uguclee dantaaduu ugurguuuro waayaha naftaab gudo xilkeedii dan ugaara diidee hadba ruuxa gaasiraa garab wehel kadhigata waa in gaara aadmiga gacaltooyadaa dhabee inta geeri noloshaaa ka xigtaa ka goorbadan hanka godobta dhaliyee kafka cadowga ha ujabin marna gaari waa talo marna adigu garan waa waa gadaa aduunyee yuuu guurin jaceylkuye uguclee dantaadoo u gurgooro waayha
Queue is empty
-- / --