VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa mamnuuc - Lyrics

Sida ubax manlooo Midab same quruxoon Naf mulkiday qalbiga Mankana dagtoo Rajadi mardi iyo Madmadow tirto Noloshana macaan Ka dhigtay macaan 2x Manfac iyo dawooy Miirkay hagaa Hadan maalmahad Umiciin istidhi Kaa mashquulsana Oon kumoogana Mantaba naftan ka marmi karin 2x Muuq saneey hadan Donidoo dhan maro Waa mabnuuc inan Masaal kaa helaa Waa mabnuuc inan Marleey kula simaa Waa mabnuuc inan Kula meel dhigaa Waa mabnuuc inan Maankaba gasha 2x Sidi roob miiroo Mulucleeyey daad Adaa midab saneey Masheeyey deejo Mustaqbal keniyo Shidoo misibaax Xaskaygana maniyo Meel wayn ku yaal 2x Muftaaxi libtaay Mabsuudkii hankay Waxan miirsadoo Maandhayay nastoo Farxad wacan mulkiyey Markii aan ku helay Marwo goba ahiyo Maamuus sharaflee 2x Muuq saneey hadan Donidoo dhan maro Waa mabnuuc inan Masaal kaa helaa Waa mabnuuc inan Marleey kula simaa Waa mabnuuc inan Kula meel dhigaa Waa mabnuuc inan Maankaba gasha 2x
Queue is empty
-- / --