VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waraabahu koos - Lyrics

Waraabahu habeenkii waraabuhu wareegayoo weerkuna wehel yahay wadku iima fududaan. Walwalkiyo dhibtaan qabo ruuxii waayo aragoo waan kala waraystsaa waxyeeladan isaaranee. Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog weheshaday dugaagii laga weecan jiraye. Isma lahaynoo jacalba ku waaliye isma lahaynoo koos baad is waayinee isma lahayno wakhtigaa ku ciiliyee waanuhdaydaa waa waalalawga igu dhacay Wiiqay jidhkaygaygiyo wadnahayga mudayoo ruuxan Waa! is moogayn wajigayguu dareemaa. Walwalkiyo dhibtaan qabo ruuxii waayo aragoo waan kala waraystsaa waxyeeladan isaaranee. Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog weheshaday dugaagii laga weecan jiraye. Isma lahaynoo jacalba ku waaliye isma lahaynoo koos baad is waayinee isma lahayno wakhtigaa ku ciiliyee waanuhdaydaa waa waalalawga igu dhacay
Queue is empty
-- / --