VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haasaawe FT najax - Lyrics

inanyahay hilaaciyo sida hogol daruureed hooban la moodyey kun ka may la hiraysaa hadii wiil gayaan ihi haasaawe kaa rabo hagaag ma ula haysaa mise waad haleysaa anoo heelo sare li iyo hawd caleenlo joogo dhirtu hadhac qabowday haasaawe beeniyo hoosiiska galabeed la iguma mudaaye horta baro ayaan ahaye haye nabade goorkale ha inoo ahaatee hadhuub daatay yuu noqon haasaawaheenue hareertaada ila qabo haye nabade goorkale ha inoo ahaatee hadhuub daatay yuu noqon haasaawaheenue hareertaada ila qabo wedkaan ka haybsadey gurigaad uhooyatoo hido nuura inad tahay wan hayaa warkaagee aduu hwadaa akorin ma ogtahay hanweynida habeen geedka miidhada waa lagu habsaamaa sidaa aar hamuun qaba intuu dhaowr habeen qabay baadi meel ka halacsadey ha udhiman ha udhiman ha udhiman hunguri xumo ma ogtahy hal iyo laba hawli kuma dhamaatoo hirbanaano ruux dagay barqo hoy ma oodayee haye nabade goorkale ha inoo ahaatee hadhuub daatay yuu noqon haasaawaheenue hareertaada ila qabo haye nabade goorkale ha inoo ahaatee hadhuub daatay yuu noqon haasaawaheenue hareertaada ila qabo ha udhiman hurguri
Queue is empty
-- / --