VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xal ka qaado - Lyrics

xareedkoo da'aysiyo xigta waa la dhowraa sida xaraf quraanba xiska kuugu hayaa xubna geeyanlayee adigaa xaqdhawriyo iga mudan xanaanee ha xasuusan ruuxi digay xidigtii somaalay hadal xanaf abuuriyo xiqdi kuuma quudhe xaalka qaado wixii dhacay xanuun looma gooyo xubin kaa bukoote xaajadii dabiibtiyo xalkeeda la raadsha xuduntii naftaydaa adiga xalaashiyo xilo ii ahaaye xaasid yaanu ina kala xaman
Queue is empty
-- / --