VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xilo janno mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ismaaciil Aarka
Xilo janno

ubax caraf tiraay doog soo
ba xay xidi gaha du shiyo
dayax buux samay nalka
dagal if shay dalka nuu
riyay ilays duni shiday
duni dey di yee

du wadii naftay da biib
bo gay qal bi gaad dag
tee kugu doog sa doo
in dhahii ku dayay kuu
dabal dagoo ana daal
ti raay dag dag kuu
la dha cay

dun san xilo jano daa in
key ku dhawr xulkii dumar
jiraay daa in kay ku dhawr
madax dii dad kaay da in
key ku dhowr deeq si tuu
dha le hooyo dihay sani
en door taye daa in
key ku dhowr

daalkiyo lur kiyo wahab
kii idegay ki niin kii deg
dega iga duu li yaay xi
sa igu duray cishqi dan
shay xubi geyga dooq
ku da roo ri yaay

naftii aan da reen jacal
daa ku iri soo du dee
soo daba shayee tii dama
cii aan dabol saari wey
gan taa laha da reen
ku da loo li saa

codkii Ismaaciil Aarka