caashaqu siduu culays ii dul dhigay
cagahayga socod waa u caadibaa
ma calaacalkiyo codsigaan qortaan
u cuntamin midaan ka jeclaa cindiga
mise dunidan casriga cirka gaadhayba
caradeena wali labadii is calmaday ceeb
loo arkaa
cibaarada aduun cad ceed soo baxdaa
cisho labada galin midba cayn tagtaa
adna camalsaneey calafkaan sugana
kama caaganiyee cisho aan dhur sugo

Exit mobile version