Dadku inuu is caashaqo
Arin curada maaho
Laba dookh is celisana
Calafkaa hogaanshoo
Sahra iyo cabdow
Hadii aad is cugateen
Caruus kiina lagu farax

Dadku inuu is caashaqo
Arin curada maaho
Laba dookh is celisana
Calafkaa hogaanshoo
Sahra iyo cabdow
Hadii aad is cugateen
Caruus kiina lagu farax

Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Nolol sharaf cudoon
Qoys nabad iyo caano ah
Caadil caadil idinku soorye

Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Nolol sharaf cudoon
Qoys nabad iyo caano ah
Caadil caadil idinku soorye

Dadku inuu is caashaqo
Caado dhaqana weeyoo
Labadii is cajibisana
Caqligaa hogaanshee
Sahra iyo cabdow
Hadaad jacayl casuunteen
Caruuskiina lagu farax

Dadku inuu is caashaqo
Caado dhaqana weeyoo
Labadii is cajibisana
Caqligaa hogaanshee
Sahra iyo cabdow
Hadaad jacayl casuunteen
Caruuskiina lagu farax

Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Nolol sharaf cudoon
Qoys nabad iyo caano ah
Caadil caadil idinku soorye

Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Caruur khayr qabtoo
Cawo iyo ayaan
Nolol sharaf cudoon
Qoys nabad iyo caano ah
Caadil caadil idinku soorye

Exit mobile version