VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jano - Lyrics

Nafta jalan baa dartaa jeel qabtee Jaahaaga wacan mar ku soo jaleec Mar ku soo jaleec macaaneey Mar ku soo jaleec macaaneey Qalbiga jiranee ku jarareyasanoo Ha nastee jikaar hadal jina ka daa Hadal jina ka daa macaaney Hadal jina ka daa huuno Janaad ii tahoo kuma jari karee Jaar ii noqoo abidkaa ila joog Abidkaa ila joog Janaad ii tahoo kuma jari karee Jaar ii noqoo abidkaa ila joog Abidkaa ila joog Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Wadne kula jiraa kula jaar noqdee Jiifka aan qabtee nolol ila jumlee Nolol ila jumlee macaaneey Nolol ila jumlee eee Waxaan jirinayaa jeexayga maqan Inuu kugu jiree jeedaal u fahan Waxaan jirinayaa jeexayga maqan Inuu kugu jiree jeedaal u fahan Kaama jiifsadoo hurda waan jaree Joog bilicsaneey ii soo jawaab Kaama jiifsadoo hurda waan jaree Joog bilicsaneey bal ii soo jawaab Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Queue is empty
-- / --