VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koobkii quruxda - Lyrics

kiss me ppe ppe kashayda qaboojisay karaamada aan ku noolahay naftayda adaa ku kaabay markaan kaahaaga eegay koobkii quruxdaan kusiiyay kufkaa waxa nool aduunka qalbigu adiguu la keenay kaafisay intaad kaafisay wadnaha adigaa ku kooban indhuhu ma karaan jaleeco korkaaga kor aan ahayn kiss me ppe ppe kashayda qaboojisay markay naftu kaa dareento weedhaadaa kaabta ruuxda kadeedku markuu ihasto codkaagaa iga kaafiya qalbigu adiguu la keenay kaafisay intaad kaafisay wadnaha adigaa ku kooban
Queue is empty
-- / --