kiss me ppe ppe
kashayda qaboojisay
karaamada aan ku noolahay
naftayda adaa ku kaabay
markaan kaahaaga eegay
koobkii quruxdaan kusiiyay
kufkaa waxa nool aduunka
qalbigu adiguu la keenay
kaafisay intaad kaafisay
wadnaha adigaa ku kooban

indhuhu ma karaan jaleeco
korkaaga kor aan ahayn
kiss me ppe ppe
kashayda qaboojisay

markay naftu kaa dareento
weedhaadaa kaabta ruuxda
kadeedku markuu ihasto
codkaagaa iga kaafiya
qalbigu adiguu la keenay
kaafisay intaad kaafisay
wadnaha adigaa ku kooban

Exit mobile version