VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mushkilo Caashaq - Lyrics

Caashaqqu mushkilaadiyo Mahadiyo dhib badanaa Labadii is mudatee Dooqu uu mideeyana oo aaya Qilaafiyo Muran la isku jiidhee Hadimo maa kuwada jiro Maxaa la isku haystaa Ma jaraha isfahaniyo Dulqaad baa umaslaxadee Maareenta xiisaha Waa in loo mirgoosha Meesha ugu haboon talo Muxibada si loo helo Caashaqu mashquuliyo Masalo iyo murug badanaa Labdii is mudatee Jamashadooda meel daya Maalinba mid boodiyo Ismaadhaaf ma yaree Haddi maanku wada jiro Maxaa la isku haystaa Ma jaraha isfahaniyo Dulqaad baa umaslaxadee Maareenta xiisaha Waa in loo mirgoosha Meesha ugu haboon talo Muxibada si loo helo
Queue is empty
-- / --