Heesta Naruuro - Lyrics
naftan maqanee ku naawilibaan niyada u dhisa
neecaw udgoon naruuriyo kalgacal
naxariis eebaan naawilayaa
waxaan nagiyo nolol galilaa nasri noqonla
nasiibkoon helee
nimca roobaa aroor nagibaan neefsigeedii
ila nuurtahay niyaayiriday nuuray waxa tahay
anoo kula nool