VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saylaci - Lyrics

gabadhaa qaniyoo qurux gabigeed kaygoglataa guule mahadii waad gudoontee gacal sharfa liyo geesi kula jira gaadhna kuu noqon guuxan baxayiyo alal laaskuba waa laba goboo guur mideeyee gabadh lagu hirtiyo geesi wiiloo helay guushii caashaqan aan gudhan abid aan gudhan hela gabadh curada iyo wiil gudooma guri raaxaliyo gobi aya daga tiyo boorama laydin gee guri raaxaliyo awdal lahydin gee wiil garaadkiyo asluub gaarbaa galbis siiyoo guule mahadii waad gudoontoo inta guud daban gaari daban gacana kuu noqon
Queue is empty
-- / --