VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tolmoon - Lyrics

way naftayduu miday tabaysay hankayguna taashka saaray hadaan wax yara tusmeeyo tiriiga nuurkeegu dhaafay tiimaha ka taalbay dhabarka afkuna waa tukhul madowe talaabo socodkiyo dhaqaaqa nafyahay gamco tuuristeeda yartani waa tacajib weeyi tabtuu mawlaheed u uumay cidiba tartan lama galeyse tolmooy inantaa arkooday miyaan tabayaa hadeerto cishqiga tii igu talaashay xiskana ku samaysay taalo tixiyo hees hadaan ku sheego way quruxda taamke la siiyay xishoodkeeda ka muuqda markay luqun yar taagto cabaadhyaha tiradee is haysta ilkaha aad tooshka moodo tafiirtii suleekha weeye
Queue is empty
-- / --