1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Walaashey wacaneey
Taan waaxyaha
Ruux iga midaa
Waalidkey curadiisiyeey
Waalidkey curadiisiyeey
2x
Wakhtigu lama dhalan qofnee
Wanaaji qalbigaaga Oo
Waayaha adag iyo xiligaa
Weynuhu ha kuu mowtiyoo
Walbahaar aleh kuma tusoo
Waraabin kuma cunee
2x
Waligaa ii faraxsanoow
Aduun waagii baryaba
Hadaanan wajigaaga arag
Waxbaa iga maqan walaal
Walaashey walaashay qaaliyeey
2x