VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xadrada - Lyrics

dhaqan iyo camal wanaag cadradan igu deeqdaye caashaqa aan qabo dartaa cidaad necebtee ku neceb dhankaygaan colaadiyaa indhuhu cishaday ku arag jawiga noloshoo cakiran codkaaga markaan maqlay cutadu iga daadagtaa si aynaan ukala cidloon caajiska erayada tiritra mar walba igu soo celcelii cudoonida deganidaa hablaha kaga caan baxdaa laabtaydad carbuunatoo waxaan kuu cadaynayaa inaan cidhifkaaga jiro carabkiyo yeedhmadaada codsiga ka jawaabistaydu markay ceeshwadaag noqdaan ayaan caafimaad helaaye si aynaan ukala cidloon caajiska erayada tirtira mar walba igu soo celceli
Queue is empty
-- / --