VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baby kaalay - Lyrics

bidhaantiisa wacanbaa ani ii bidhaanroo bohol yow jacaylbuu aniga igu beeree sidii baxaraasfkiyo ubax baxay lamoodyow naftu kuu basaastee kolna huunooy bishaariyo bilkhayr idhaahdee adna barasho wacanoo baby kaalay maad odhan barashada kalgacalkaa ani igu baahdoo sida baraha roobkuu biya dhigay jidhkaygee wuxuu bixiyay laamoo ubax baar casuusle ishu kuu busayshee
Queue is empty
-- / --