VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fariin baan udirayaa - Lyrics

ma igu fiday jacaylkii faras aan jaraysnayn ayuu leeda fuulki naftu waxay ku faraxdaa markaan helo fariimo kaasoo fulaayee wali waan fayoobahay furqaan waxaan ka tuuga adoon iga fogaan aniga aniga oo ii furdaamin mara aanad fududaan nacabkana ka foo jigo baa aniga ii furdaame fanaaniinta oo idil kuwa fidiyo heesaha faaleeya caashaqa fariinbaan u dirayaa hawlahan ku foognahay faalo inay ka dhiibaan
Queue is empty
-- / --