VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylka maxaan baxnaanshay - Lyrics

jacaylka maxaan baxnaanshay maxaan ka ilaashay baylah maxaan balantii adkeeyay maxaan iga baaday waayo maxaan aragaa u baahday maxaan baxsanoow ku raadshay maxaan baafiyay warkaaga maxay arini igu baahday boholyow maxaan la cataabay inta bariggaynu joogniyo bilkhayriyo waa nasiiboo dhibtii hore waan ka baantoo bushaariyo waa arooso jacayl waa boogaan hadhinoo haduu markusoo baleeyo inuu ba o lagama yaabo maxaynu is waynay waayo maxaan kaa daba baroortay daraada maxaan basaasay maxaan baafiyay warkaaga
Queue is empty
-- / --