VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabta aan kugu seexiyo - Lyrics

sahanka caashaqa midkii ubaxyo la isku sooroo jacayl loo sacabo tumo ayaa sadkiisa hela sida anba aan rabee ama nafta ay ku sugi xariirka inuu sara maraan ayaan surinkeed hayaa hablaha adigaa u sitoo asal gabax baa tahe soo soco xubi qaaliyeey dhabta kugu seexiyee suurada wajigaaga iyo indhaha suniyaha la qoray sifaha quruxdaadabaa qalbiga sina uga tirmayn samir xishood iyo dulqaad adigaa saami u heloo rabi kugu saacidee samaan baad mudantahee hablaha adigaa u sitoo asal gabax baa tahe soo soco xubi qaaliyeey dhabta kugu seexiyee
Queue is empty
-- / --