VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifraah - Lyrics

dhaqanka edeb teeda toosan ayaa ruux akhlaaq ku noolow aaminka gurigeeda joogta ninkii helaybaa ayan leh ifraax waxa tahay qof loo bogay hablaha aynigaaga jooga adaa ugu qurux sareyoo amaaan tana waad u qalntaa ilaahii ifraax ku uumay ayaa adi kaa ilaashay foodo karaamo adaa mutaystoo ifraaxay dadkaa mar khaatiya isamka suubane wanaagsan ilaahii na uumay diintiis qof dhowray oo ilaashaybaa tahay allow cumrigaaga waasici alaylehe hooyo cawanbaa adiga ku korisay raaxo ducaad ka uruursataye allow gurigaaga weynee ilaahi ifraax ku uumaa adiga kaa ilaashsay foodoo karaamo adaa mutaystoo dadkaa ka markhaatiya ifraaxeey
Queue is empty
-- / --