VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl beena - Lyrics

jaceyl beena isma aadin jaceyl beena dooni maayo jaceyl beena dooni maayo jahwareerkiis doonimaayo wal wal iyo walbahaar dooni maayo waxaas oodhan dooni maayo qoys waa ka daalay wakhti lumis farxadeena ani marabo galahee joog fake laa hadhow niyada any more khayaanada ii qorshaysay adigaa ku dhacay siriqda ii dhigtayna adaa ku kufay kulaylka ila rabtay adasa ku gubtay sirma qabe baan ahoo qalbigiiisa xadey suntii jaceylkaa iga suushay siliiciisa adi kugu hadhay jaceylbeena doon maayo jahwareerkiis dooni maayo war war iyo walbahaarna waxaasna oodhan dooni maayo jaceylka kuu qabay adaa qudhmiyey qalbigeygana adaa jabiyey qaladkaana adaa sameeyay qaxar iyo dhibaato adi kali ku ahow becouse waxa tahay qofan qalbi lahayn kaa quus kaa quustay gabadhyahay kaa reystay kaa reystay gabadhyahay walee kuuma xiiso walee kuma xuso marna kuma dago jaceyl beena dooni mayo jaceyl beena dooni maayo becouse waa ka daalay wakhti lumis jaceyl beena doonimaayo jahwareerkiis dooni maayo war war iyo walbahaarkiis dooni mayo waxas oo dhan dooni maayo
Queue is empty
-- / --