VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Waa somali Lyrics

waa somaali waa somaali
yartu shidana waa somali
suurada wacan way isaaqde
waa somaali waa somaali

kalkaalay ila arag way nuure
hub iyo sii jeedka way nuure
ilkaheeda qosolkana way ku nuure
dharar iyo timana way shuban tahe
garbihiyo dhexda way simantahe
oo ku dhaatay jirkana way u dhisantahe
kaalay kaalay bbye ila kabo
kalgacaylka dheeftiisa ila kabo

ilakan dabarka leh
way u dhalate
hidahay ku faantana
way u dhalate
dhaqankiyo akhlaaqdana
way u dhalate
qurux iyo ilbaxnimo
waa somaali
edebtiyo asluubtana
waa somaali
garashay ku caantahay
waa somaali
xidigtee geeskana
waa somaali
horn africa ku nooshahe
waa somaali

bari waxa ku wadi
dalka hooyo
dalxiisbad ku tagi
dalka hooyo
muqdishiyo hargeysa
iyo jabuutaa tagi
jigjiga iyo kismaayiyo
gaarisaa tagi
bbye hal mar ku dawaaf
boorama iyo sool
ayahaaga soo saar
berbera iyo burco
waxa la kulmi
lajes soona


Lyrics by: khayre
loading..
-- / --