VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anshax - Lyrics

waxaad abid raadisiyo eeey waxaad rabto inaad heshaba intuma kaama raarna oo raxmaankaa bixin karee indhaha anoo raaracshoo rajada meel dheer ka daya rabbigu dagdeg ma igu siiyay naftaydu waxay ku raysay rasiyo ubad lagu badhaadhay raxmaanku intuu nasiiyay raggaba kii ani ideeqay ayaan nolol runa wadaagnay anoo rakka iyo dhib marin waxaan ku riyaaqay helay qalbigu wuu reeystay eeggoo jacayl rasmiyaan hantiyay rugbaan degay lagu nastoo waxaan la rafiiqay ehel kuwii rabbi laga baryaayay nafteeydu waxeey ku raysay rasiyo ubad lagu badhaadhay raxmaanku intuu nasiiiyay raggaba kii ani ideeqay ayaan nolol runa wadaagnay.
Queue is empty
-- / --