VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awood - Lyrics

Arwaaxdii ku raacdaan Ku ilaaway oo indhahan Kuu basaasane jeclaa Aragtidaada Arwaaxdii ku raacdaan Ku ilaaway oo indhahan Kuu basaasane jeclaa Aragtidaada Amiirkii naftaydiyo Awoodii xisaabtee Axad kale miyaan Ku ag dhigayaa Amiirkii naftaydiyo Awoodii xisaabtee Axad kale miyaan Ku ag dhigayaa Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado Indheer garad waxaa tahay Oori loo ahaan karo Af guubaabsi maahee Amaantaad u qalantaa Indheer garad waxaa tahay Oori loo ahaan karo Af guubaabsi maahee Amaantaad u qalantaa Anoo rajadaydii Rabi ima anbinayee Albaabkaan jeclaa iyo Irid ceelebaan galay Anoo rajadaydii Rabi ima anbinayee Albaabkaan jeclaa iyo Irid ceelebaan galay Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado Dharaartaadan ii iman Anfac igama quutoo Aminkaanad ila jirin Alay lay lay lay Alaylkii ma jiifsado
Queue is empty
-- / --