VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadawgaa unoolow - Lyrics

Calool dabacsanaantiyo Cisiintii iyo karaamada Cadab aa ka qaadee Ogoow caawa dabadeed Cara edeg dadkaan nool Ayaad ila cayn tahoo Waxaa tahay qof caadi ah Sidii buu codkaagii Dhagahayga u culaa Sidii baa ceebiyo Caro kula dooneen Kaana jaray calooshee Cadawgaa unooloo Inkastoo ay jiraan cadaw Caku kala go'ayniyo Colaadayna raadshaan Damiir kaa cidleen yiri Dareen ka caag yiri Caqligiisa ruux faray Adigaa u ciirsi ah Sidii buu codkaagii Dhagahayga u culaa Sidii baa ceebiyo Caro kula dooneen Kaana jaray calooshee Cadawgaa unooloo
Queue is empty
-- / --