VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhawrsan - Lyrics

dhaayo aragtidooduu ka dhashaa jacaylkuye ma adaan kusoo dayay naftu saw kulama dhicin dheehashada ilqabadka anba waad i dhufatee dhaqaaq joogsigaygii fariin baa ku dhaabnayd caashaqa i dhibayaa dhaawaciisu waa kadis aduunbaana dhayi kara haka baqan dhankaygee dhibanaha jacaylkoow ma dhabtaan ku saaraa dhawristaadaa oo qudhaa igu filan dhamayseey qalbigaad ku dheertaan dhamoow kaa fogaanayn ma dheeliyo kalgacalkee dadka laba is dhawrtaa ku dhisaan kalsoonida inan yahay dhankaaga ayaan looga soo dhicin inaan kugula dhaato dhankaan anigu kaa xigo marnaba aan looga soo dhicin mid weeyaan aan si dhaba qalpiga ugu dhigee garo Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --