VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh digaale - Lyrics

Qof naftiisa daryeelaa Mid kaleeto udooda Marwadisa nin deershay Ma anuu daaro iseexin X2 Qof xilkuu dusha Saartay dayacoo Ba hilmaamay Intuu duunyo idhaafsho Ma aniguu idaryeeli X2 Qalbiguu dilayaa Dookh digaagle Qalbiguu dayacaa Dookh digaagle Qalbiguu dilayaaye Dookh digaagle Haguursan X2 Nin damiirka ka Maydoo ooridiisu Kudaashay dugsi Kuu noqon maaye Yuu dulaynin qulubta X2 Waxbo yuunan Ducaysan dahaboyda Ku haynee ruuxay Daacad ka gurtay Ha u dabaal dagin Goorna X2 Qalbiguu dilayaa Dookh digaagle Qalbiguu dayacaa Dookh digaagle Qalbiguu dilayaaye dookh digaagle Haguursan X2
Queue is empty
-- / --