Heesta Galad dheh - Lyrics
Gabadhaan jaclaayay galad dheh
Waa guri galkeenii galad dheh
Gacalkii usheegee galad dheh
Dhalintiina gaarsiiyee galad dheh
Geesigii aan doortoo galad dheh
Galbiskiina loo qayr galad dheh
Guul eebo weeyaan galad dheh
Waana wada gudbinayaa galad dheh
Waalidkii labada gees galad
Culumo iyo garaadaba galad dheh
Dumar iyo rag gabigood galad dheh
Gaddi way imaanaaya galad dheh
Caashaqaii guyaal jiro galad dheh
Godlado aan gaagaxin galad dheh
Garwadeenka waa adi galad dheh
Guulana hakula jiro galad dheh
Hablo guudka loo dabay galad dheh
Bartbaartoo garabaha usiman galad dheh
Golaha iyo marwada iman galad dheh
Dhaanto iyo gibleey tumi galad dheh
Gayal waxaan sugeenay galad dheh
Maantaynu gaarnay galad dheh
Keen gacanta keeno galad dheh
Taan gayaan ka doortaay galad dheh
Soo gaabi hadalkoo galad dheh
Sheekada aan goynee galad dheh
Soo gaabi hadalkoo galad dheh
Sheekada aan goynee galad dheh
Geesigii aan doortoo galad dheh
Galbiskiina loo qayr galad dheh
Guul eebo weeyaan galad dheh
Waana wada gudbinayaa galad dheh