VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobalada Soomaali wayn - Lyrics

naftu meeshay jamaiyo xamartan jeclaaba ku jaheeyay maankoo nabadban ku jooga baladweyn jamaamiyo jawharoo gu'gii helay jabuutida aftiintiyo waxaan aadaya jarar waxa beerka jaamudiyayhoobey doonistii jig-jiga weyne hoobey jawigeeda boorama ee hoobey gobtiiba dhexjoogtaye hoobey burco ruuxa jaandhiga ee janadii ifkuu helayee hoobey laascanood jidhkaygiyo waxa jooga jaalkii hadii wakhtiyo jiro jabadkeeda waan tagi jubaland mar iyo laba xiisaha jacaylka bari dhow ku soo jiray biraheeda janad waxa beerka jaamudiyayhoobey doonistii jig-jiga weyne hoobey jawigeeda boorama ee hoobey gobtiiba dhexjoogtaye hoobey burco ruuxa jaandhiga ee janadii ifkuu helayee hoobey
Queue is empty
-- / --