VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haila guursan - Lyrics

garaadkaygu suu arabo gabowgan diidaya anoon gaadhi gurigaygii masiir inuu i galo galgaashoo hurdada gam'i waayana ma rabo goolahana ku diriro guurdtida la wacoo gacal iyo aniga ilama gudboone taa maanka geli gayanakeygo hadaan adiga kuu goay nafta guudka ku sudhay buuraha ragu ma daaye gadaal ha u guran gardaradu ma fiicne ha ila guursan gabadh kale godob dumarku leeyahay iyo wajgaba ma raadso kala geyna maayo laba ruux gurigood gubina maayo godaad la'aana ma rabo garaad waxaan ka dhiganaya guushana u rajaynayaa anigana mid ii gaaro gaafka iga ilaasho garoobnimo i badin gayanakeygo hadaan adiga kuu goay nafta guudka ku sudhay buuraha ragu ma daaye gadaal ha u guran gardaradu ma fiicne ha ila guursan gabadh kale
Queue is empty
-- / --