VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaama fiigo - Lyrics

anigu marna kaama fiigo agtaadana kama fogaado fariimahan maanka deeqa ogoow adi kaama gooyo anigu fikir kuguma beero farxadda adi kuuma diido jacaylka intaan ka faano maquursado fiicnidaada adoo sama iga filaaya fallaar daran kuguma taago waxaan ku faqniyo xogteenna anigu nacab uma furfuroo wanaaggaaga ifaranoo ma faaqido iimahaaaga anigu marna kuma fudaydso sidii nacab kuma faquuqo intaan kula simo filkaaga masoo gudo ficiladaada anigu fajac kuguma loogo dhibtaadana kuguma fiirsho intaan kugu falo xanaan xumaan hore soow ma faago adoo sama iga filaaya fallaar daran kuguma taago waxaan ku faqniyo xogteenna anigu nacab uma furfuroo wanaaggaaga ifaranoo ma faaqido iimahaaaga.
Queue is empty
-- / --